黃金現貨 / 美元
看多

Gold

159
Hi traders

Waxaan din rajeynaa in isbuucii hore ka faa'iideysateen.

Isbuucani waxaan miiska inoo saaran sida aan ula jiri la hayn buyers, sababta waxay halka inoo ahayd sell zone waxaa lagu soo laabtay in ka badan seddex jeer taasi oo keeni karta in ay isku badasho liquidity

Hadaba suuqani hadii uu rabo in liquidity kore waa in uu soo burburiyaa kuwa house,
Sidaas darted wa in aan iska ilaalinaa in Nala burburiyo

Demand zone hadii uu yimaado waa save zone, waxaana suurta gal ah in uu San soo gaarin oo ka laabto buy zone

Hadaba waxaan idin rajeynaa guul

免責聲明

這些資訊和出版物並不意味著也不構成TradingView提供或認可的金融、投資、交易或其他類型的意見或建議。請在使用條款閱讀更多資訊。